Madawayne Gaas oo Maanta Kulankiisii ugu horeeyey layeeshay Golaha wasiirada

Wednesday January 29, 2014 - 19:14:54
0 Comments
935
Super Admin

Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo maanta lakulmay golisiisa wasiirada ayaa waxaa badi uu ahaa sidii la isaga xog waraysan lahaa howlaha kala duwan ee horyaala iyo sida loogu baahan yahay wasiir kasta inuu waajibaadka saaran u guto.

Tiradda wasiiradda kulankan goobjooga ka ahaa yaa gaaraya 36 iyadoona qaarkood ay dalka ka maqan yihiin,waxana isbarasho ka dib la gudo galay arrimo u gaar ah madaxda iyo wasiiradda cusub.

Ka dib kulanka markuu soo dhamaaday ayaan qaar ka mid ah wasiiradda wax ka waydiinayay dareenkooda ku aadan xilka loo magacaabay iyo kulanka waxa uu salka ku hayo.






Related Items


Leave a comment