Prof ka tirsan Jamaca Bariga Africa Bosaso oo Daqiiqado ka hor ku Geeryoday

Tuesday February 25, 2014 - 08:17:58
0 Comments
1256
Super Admin
Prof Maxamed C/laahi oo ka tirsan Barayaasha Jamacada Bariga Africa EAU kana mid ahaa Hormuudka Kuliyada Maamulka iyo Dhaqaalaha ayaa Abaarihii 7:00 Aroornimo ku geeryooday Hospitalka Magalada Bosaso . asaga oo Mudo isbuuc ku dhow xanuunsanaa Profosorku.

Prof Maxamed C/laahi Ayaa ahaa Gudomiyaha Jamacada PIDAM Bosaso kana howl galayey Macahid kale oo ka tirsan Bosaso .

Allah ha u naxariisto Prof maxamed C/laahi Taariikhdisa mar dhow ayaan idin so Gudbin dona.


Related Items


Leave a comment