Waxaa si rasmu ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline

Sunday February 21, 2021 - 10:58:03
0 Comments
393
Nasteeh Bare
Waxaa si rasmu ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaasoo hakiyay duulimaadkooda Garoonka Aadan Cadde Muqdisho

Wasiirka Gaadiidka Cabdullaahu Salaad Oomaar oo hadda ku sugan Garoonka ayaa lagu wadaa inuu ka hadlo dib u howlgalka shirkadaha diyaaradaha ee laga leeyahay Dalalka Turkiga, oo Aasiya iyo Yurub ah iyo Wadamada Sida Uganda iyo Ethiopia. sidoo kale waxaa si caadi ah u socda Duulimaadyada ay Muqdisho ku imaanayaan diyaaradaha Djibouti Air, Hala Airlines, Daalo iyo diyaaradaha hay'adaha caalamiga ah sida WFP, UN

Related Items


Leave a comment