Isbuucaan waxaa qaarada yurub laga ciyaarey koobka UEFA CHAMPIONS LEAGUE

Thursday February 25, 2021 - 13:48:26
0 Comments
1283
Nasteeh Bare
Kooxda Lazia ayaa Gurigeeda ku soo dhaweysey Bayern Munich oo Germany ka soo hayaantey, Waxaana ciyaart Lazia looga Awood roonaadey 4Goal iyo 1goal Ay bayern Munchin Guusha ku raacdey lugta koowaad Wareega 16ka

Sidookale Kooxaha Atlantico de madrid iyo chelsea ay is Wajaheen ayadoo kooxda Reer spain ee de madrid marti loo ahaa, Chalsea ayaana Goal xili danbe Ay ka heshey Oliver Grioud Kaga ad kaatey dhigeeda Atlantico de madrid


 

Habeenimadii arbacda waxa dhanka kale wada ciyaaro kooxaha Manchester city iyo kooxda reer Germany ee Moncholedbach, Ciyaarta ayaana Ugu danbeyntii kooxda Reer England ee MANCHESTER city daadka raacisey natiijo 2Goal iyo waxba ah


Related Items


Leave a comment