Kulan looga hadlayay Wacyigelinta Xanuunka Covid-19 oo ka dhacay degmada Shibis.

Wednesday March 03, 2021 - 15:15:37
0 Comments
309
Nasteeh Bare
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Kulan looga hadlayay Wacyigelinta Xanuunka Covid-19 oo ka dhacay degmada Shibis.

kulankan ayaa Waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud, Gudoomiyasha Degmooyinka, Saraakiisha Aminga iyo Agaasimayaal ka tirsan Waaxyaha Dowladda Hoose iyo G. Banaadir.

Kulankan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii looga wacyigelin lahaa Bulshada ku nool Caasimadda Cudurka Safmarenka ah ee Covid -19.

Related Items


Leave a comment