Soomaaliya oo heshiis deyn cafin ah la gaartay dowlada Talyaaniga

Thursday March 11, 2021 - 15:17:16
0 Comments
339
Nasteeh Bare
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa DowladdaTalyaaniga la saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go'aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa heshiiskan la saxiixday safiirka Dowladda Talyaaniga u jogga Soomaaliya Mudane Alberto Vecchi

Sidoo kale wasiir bayle ayaa sheegay inuu si gaar kagala shaqeeya saxiixa maanta suurta galay.

 

Bayle ayaa u mahad celiyay safiirka iyo guud ahaan Dowladda Talyaaniga sida hagar la’aanta ah ay u garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.


Related Items


Leave a comment