Dowlada oo magacawday Guddiga Horumarinta Afka Soomaaliga

Saturday July 03, 2021 - 19:16:42
0 Comments
284
Nasteeh Bare
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddigga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Somaaliga kuwaasi oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Somaaliga iyo horumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.

Guddigan ayaa howshooda noqon doonta inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka haysta afka soomaaliga isla markaana ka shaqeeyaan sidii loo horumarin lahaa.


Afka Soomaaliga ayaa soddonkii sano u dambeeyay waxaa kamuuqda hoos u dhac ku yimid isticmaalkiisa iyadoo manhajkii afka soomaaliga ku qornaa ay inta badan dugsiyada dalka ku bedeleen manhajyo ku qoran luqado qalaad.


Related Items


Leave a comment