Murashax xildhimaan Yurub Abshir oo qado sharaf samaysay

Sunday July 04, 2021 - 00:07:10
0 Comments
1520
Super Admin
Murashax xildhimaan dowlada faderalka Somalia Yurub Abshir Ali Weyrah Ayaan maanta Qado sharaf usameeysay dhalinyarada beesha yuusuf daarood, Awrtaple ee gobolka Mudug.
Qado sharafta kadib,Musharax Xildhibaan, Yurub Abshir ayaa hoolka hotel Royal kula hadashay dhalinyaro badan oo ka iskugu jira gabdho iyo wiilalba waxayna ka codsatay inay ku taageeraan kursiga xildhibaanimo ee ay raadinayso.
Kulankaan oo ujeedkiisa ugu wayni ahaa isbarasho ayaa dhalinyaradii kasoo Qayb gashay waxay soo dhaweeyewn musharaxada una sheegay inay ku garab taaganyihiin dadaalkeeda.


Related Items


Leave a comment