Musharax Xildhibaan Daud Abdikarim oo lagu soo dhaweeyey Gacnefalle

Thursday July 01, 2021 - 10:44:14
0 Comments
1505
Wafdi uu hogaaminayo Musharax Xildhibaan Da'ud Cabdikariim Sh Cumar. ayaa lagu soodhaweeyey Deegaanka Gacmafale ee gobolka mudug Degmada Gaalkacyo
Wafdigan waxaa Qayb ahaa Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug, Isuduwayaasha Wasaaradaha Caafimaadka iyo Waxbarashada Gobolka Mudug, Nabadoono iyo odoyaal dhaqameed.
Soodhawayn kadib waxay kullan la qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka; kadib waxay kormeer ku tageen dhismaha iskuulka Gacna-fale oo uu xildhibaanku horay $5,000 uga qaybqaatay. Xildhimaank Daaud iyo waftigii lasocday ayaa sidoo kalena waxay Dhagaxdhigeen MCH-ka hooyada iyo dhalaanka oo laga hirgalin doono Deeegaanka. Xildhibaanka ayaa iyana uga qayb qaatay dhaqaale kale oo gaaraya $5,000.

Musharax Xildhibaan Da'ud Cabdikariim Sh Cumar oo aan wali shaacin summada kirsiga uu utartamayo ayaa rajo wayn kaqaba inuu ku guulaysan doono kana mid noqon doono Baarlamaanka 11-aad ee Dowlada Federalka Somalia.




Related Items


Leave a comment