Warbaahinta Meeraysane Oo Booqatay Suuqa Dharka & Kabaha Ee Westget Galkacyo

0
Sunday July 18, 2021 - 00:32:56 in Wararka by Ahmed Rajaa
  • Visits: 26
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaahinta Meeraysane Oo Booqatay Suuqa Dharka & Kabaha Ee Westget Galkacyo

    Galkacyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Galkacyo

Qaar Ka Tirsan wariyeyaasha Meeraysane media Network ayaa Xalay booqday suuqa weystigeed ee magaalada gaalkacyo halkaasi oo ay kula kulmeen kooxo ka mid ah ganacsatada suuqaas, iyagoona faahfaahin ka bixiyay iibka ganacsiga suuqa.

Sidoo ka waxaan wax ka waydiinay mid kamid ah caruurta u soo aaday suuqa in ay ka iibsadaan labiskii ciida carafo, madaama ay inaga xigaan maalmo kooban, wiilkaas yar oo aan la hadalnay ayaa tilmaamay inuu aad ugu faraxsan yahay gadashada dharkii uu ka qayb-qaadan lahaa farxada ciida carafo.


Mid kamid ah Ganacsatada Suuqa galkacyo ayaa tilmaamay in Ciidan ay ka duwan tahay Cidii hore sababo uu ku sheegay Sicir barar baahsan iyo lacagta shilin somaaliga oo aan shaqaynaynin Xiligan.

Intii aan booqanaynay suuqa dharka iyo kabaha westgeyd ee magaalada galkacyo ayaan kula kulanay Maamo ka ganacsata dharka noocyadiisa kala duwan, iyadoona Ku dheraatay ka hadalka ka ganacsiga dharka ciida, islamarkaasna rajo ka muujisay Ciida Carafo.

Axmed max'ed Cumar Rajaa
Meeraysane.com
Gaalkacyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


FACEBOOK