Meeraysane Media
Meelkasta oo aad joogtaan dhamaan dadka Soomaaliyeed waxaan idin leenahay ciid wanaagsan, bash-bash iyo barwaaqo Ku gaara ciidaan teeda kale insha,allah,
Hadaan Nahay bahda Warbaahinta Meeraysane.com waxaan u taagan Nahay in aan u shaqeeyno bulshada soomaaliyeed ee muslinka ah 100%.Meelkasta oo ay dunida Kaga sugan yihiin.
Sidoo kale waxaa shacabka salaamaya Maamulka Meeraysane Media Network iyo sidoo kale shaqaalaha kala duwan ee ka Howl-gala warbaahintan meeraysane.
Iyagoo idin rajaynaya Cimri dheer iyo Caafimaad taam ah hadii Alle idmo, wixii faah-faahin ah kala socda Facebook, YouTube, iyo tuwiter, inagoo idin leh ciida u dabaal dega.

Meeraysane. com
Leave a comment