Faallo ku Saabsan Xaywaanka Maroodiga Ah (SAWIRO)

Friday July 23, 2021 - 00:13:44
0 Comments
581
Marodiga

 
 
Maroodiga waa xaywaan aad u wayn oo ku nool aduunka Waxaana jira labo nooc oo maroodi ah, sida ay shegaan dadka Aqoonka u leh.

 
Labadaasi Nooc waxa ay kala yihiin Maroodiga Africa iyo Maroodiga Asia magac ahaan la baxay maroodiga hindiya.     
 

 
Maroodiga Africa waxaa laga helaa qaarada dhankeeda konfureed ee saxaraha ka hooseeya waxaana kamid ahaa somaaliya, Kenya,Tanzania Zampia iwm. 
 

 
Dalka soomaaliya 95% hada waa ay ka guureen kadib dagaalo aan dhamaad lahayn iyo ugaarsi baahsan oo sharci daro ah Awgeed.  
 

 
Maroodiga Asia Waxaa laga helaa inta badan dalka Hindiya iyo siralanka iyo dalal kale oo ku yaalla Konfurta Aasia iwm.   
 

 
Qiyaastii kal hore lagu Sameeyay Maroodiga Africa ayaa ahayd 1.25-million halka dhinaca Asiya uu ku noolaa keymaha qaaradaas 15,000- in ka badan oo maroodi ah.  

Meeraysane.com



 

 

Related Items


Leave a comment