Koobka Puntland G/Mudug 3:0 Ugu Awood Sheegatay G/Karkaar

Monday August 09, 2021 - 23:13:57
0 Comments
286
Garoowe

FULL-TIME⚽️ Mudug 3-0 Karkaar,

Ciyaartii Galabta ka socotay Garoonka mire Awaare Ee Magaalada Garoowe ayaa ahayd mid xiiso badan, waxaana Fooda is daray labor koxood oo ka kala socday Mudug vs karkaar.

Mudug ayaa galabta wax aan hore loo arag ka samaysay Koobka Puntland, kaddib markay daqiiqadihii 1'aad iyo 3'aad ay laba gool ku kar baashtay Karkaar.

Ciyaartaas ayaa waxaa inoo joogay oo Garoonka mire Aware Ku Sugnaa wariyeyaal iyo camiro mano  ka tirsan Meeraysane media network insha,allah waan idiin soo gudbin doonaa.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment