Waftiga R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaaray Dalka Masar

Monday August 16, 2021 - 18:59:44
0 Comments
245
Qahira

R/wasaaraha Xukuumada federalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Wafdiga ayaa Garoonka diyaaradaha Qahira waxaa Ku soo dhaweeyay madaxweynaha Dalka Masar C/Fataax All siisi.
Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa Casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Alsiisi.

Ra’iisul Wasaaraha oo safarkiisa ay ku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Masar inta uu joogo Qaahira.






Related Items


Leave a comment