Duqa Muqdisho Oo Kormeeray Xarunta Dhalashada & Taliska Ilaalinta Degaanka (SAWIRRO)

Tuesday August 17, 2021 - 14:10:19
0 Comments
234
Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)  ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta iyo xarunta taliska ciidanka ilaalinta deegaanka ee dowlada hoose Xamar.

Kormeerkan oo ahaa mid kadis ah ayaa duqa magaalada Muqdisho waxa uu u kuurgalaye howlaha kala duwan ee xarumahaasi ka socda iyo sida loogu qidmeynaayo bulshada, isagoo warbixina kala duwan ka dhageestay mas’uuliyiinta iyo saraakiisha xarumahaasi.





Related Items


Leave a comment