R/Wasaaraha Federalka Oo Xariga Ka Jaray Qaybo Kamid Ah Safaarada Somaaliya Ee Masar (SAWIRRO)

Wednesday August 18, 2021 - 17:48:33
0 Comments
246
Qahira

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Qaahira.

Mundane Rooble ayaa safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ku dhiirigelyay xoojinta howsha ay qaranka u hayaan, islamarkaasna xariggana ka jaray qeybo ka mid ah dhismaha safaaradda soomaaliya ee dalka Masar oo dib u dhis lagu sameeyay.

Meeraysane.com








Related Items


Leave a comment