Madaxweyne Erdogan Oo Madaxtooyada Tukiga Ku Qaabilay R/Wasaaraha Ethopia (SAWIRRO)

Wednesday August 18, 2021 - 23:02:01
0 Comments
320
Istanbul

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Madaxtooyada dalkaasi ku qaabilay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo maanta gaadhay dalkaasi kadib casuumad uu ka helay Dowladda Turkiga.

Dowladda Turkiga ayaa dhawaan taageero u muujisay Xukuumadda Abiy Axmed ee dalkaasi ethopia oo wajahaysa dagaalo iyo xiisado siyaasadeed oo gudaha ah.

Dalka turkiga ayaa galaan-gal siyaasadeed Ku leh geeska afrika, isagoo xiriir la leh Wadamada Somaaliya, Ethiopia iwm.




Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment