Shirkii Todobaadlaha Ahaa Ee Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Talaalka Covid 19 (SAWIRRO)

Thursday August 19, 2021 - 17:38:47
0 Comments
261
Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cimi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Tallaalka Covid19, Wax ka bedelka Xeerka Rugta Ganacsiga iyo qodobo kale.







Related Items


Leave a comment