Wafdi Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha K/Galbeed Oo Soon Gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Thursday August 19, 2021 - 18:03:54
0 Comments
241
Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu wado in dhowaan ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.






Related Items


Leave a comment