Madaweynaha Galmudug Oo Galabta Gaaray Maalada Muqdisho (SAWIRRO)

Thursday August 19, 2021 - 22:09:21
0 Comments
217
Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye qoor qoor ayaa galabta lagu soo dhaweeyay  magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadre ay Ku soo dhaweyeen mas’uuliyiin ka socday Maamulka gobolka Banaadir, xubno ka kala socday Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Socdaalka Madaxweynaha Galmudug uu ku yimid Muqdisho ayaa ah qeyb-galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya Maalinta Sabtida ah hadii Alle idmo sida La tilmaamay.










Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment