Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Maanta Lagu Wado Inuu Ka  Furmo Magaalada Muqdisho

Saturday August 21, 2021 - 11:00:30
0 Comments
349
Nasteeh Bare
Muqdisho

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka  furmo magaalada Muqdisho Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul gobaleedyada ayaa intooda badan ku sugan Caasimada Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa arrimaha doorashooyinka, si gaara doorashada Golaha Shacabka oo dhawaan lasoo saaray habraacyadiisa.

Dhinaca Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaana la filayaa inuu goor dhaw gaaro Muqdisho. si uu uga Qayb-galo shirkaasi.

Waxii ka soo kordha kala soco Meeraysane.com 

Nasteh barre

Related Items


Leave a comment