Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Gaaray Magaalada Muqdisho

Saturday August 21, 2021 - 11:23:36
0 Comments
200
Muqdisho

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa goordhaweyd soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,xili lafilayom in saacadaha soo aaddan uu si rasmi ah u billaowdo shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu soodhaweyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana sidoo kale uu noqonayaa Mas’uulkii ugu dambeeyay ee Muqdisho soo gaara, xili dhammaan mas’uuliyiinta ka qayb galaysa Shirka ay dhammaantood Muqdisho soo gaareen.


Horay waxaa isna u soo gaaray muqdish madaxweynaha jubbland Axmed Maxamed islaan Axmed madoobe, waxaana la filayaa inuu shirkaasi ka furmo magaalada muqdosho.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment