Shirkii Wada Tashiga Qaran Ee Muqdisho Oo Maalintii Labaad Galay

Sunday August 22, 2021 - 12:33:40
0 Comments
280
Muqdisho

Maalintii labaad ayaa magaalada muqdiaho waxaa ka soconaya shirka golaha wadatashiga qaranka  ee u dhaxeeya Raysal wasaaraha Soomaaliya madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Shirkaas ayaa sida Caadiga ah looga hadli doonaan howlaha dhameystirka doorashooyinka dalka iyo sidii loo dar-dar gelin lahaa islamarkaasna loo raadin lahaa dhaqaalaha ku baxaya doorashada dalka.

Dadweynaha Soomaaliyeed ayaa danaynaya habsami u socodka shirka iyo sidii Isfahan looga gaari lahaa doorasha guud ee dalka.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment