Xaalada Guud Ee Magaalada Baladweyne Oo Degan

Tuesday August 24, 2021 - 00:33:21
0 Comments
286
Baladweyne

Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiran ayaa Shalay iyo xalay deganeed kadib markii habeen hore ay la waregeen ciidamo hubaysan oo Milatari ah kuwaasi oo kasoo horjeeda madaxweynaha maamulka Hirshabelle inuu yimaado magalada baladweyne.

Inkasta oo xaalada degan tahay lakiin weli wax war ah oo Ku Aadan xaalada magaalada kama soo bixin maamulka hirshabeelle.

Sikasta ha noqotee qaar kamid ah dadweynaha ayaa ka gaabsanaya ka hadalka siyaasada is diidan ee ka jirta magaalada baladweyne.

Related Items


Leave a comment