Digniin Ku Saabsan Caafimaad Bulshada Soomaaliyeed

Tuesday August 24, 2021 - 14:47:47
0 Comments
238
Caafimaadka Bulshada

Hadaan Nahay Bahda Warbaahinta Meeraysane Media Network waxaan Bulshada Soomaaliyeed Uga digaynaa Dhamaan Cudurada Faafa Sida Covid19 IWM.

Aduunka oo dhan waxaa ka dhacay isbedel Ku Saabsan dhinaca Cimilada oo Afka Qalaad Lagu Yiraahdo Weather Change, iminka Waxaa Socda Dabeeylo, wata Hargab, Madax Xanuun & Murqo Xanuun iwm.

Fadlan Ka daxadar Caafimaadkaaga iyo Tan bulsha aad La Nooshahay, Hadii Aad dareento Xanuunadaas tag Goobta Caafimaad ee kugu dhow.

Diniintaas Waxaa idiin Soo Gudbinaysa Warbaahita Meeraysane Media Network qaybteeda Arimaha bulshada.

                             Wabilaahi Towfiiq
                   

Related Items


Leave a comment