Bahda Sportiga Magaalada Gaalkacyo Oo Soo Dhaweeyay Guusha G/Haylaan Ay Ka Gaareen Koobka Gobolada Puntland

Wednesday August 25, 2021 - 14:11:55
0 Comments
395
Galkacyo

Qaar Ka tirsan dhalinyarada Magaalada Galkacyo oo la hadlay Meeraysane.com ayaa u sheegay in Ciyaartaasi ay ahayd mid Xamaasad gooni ah La hayd.

Iyagoo Ku Sababeeyay in Shacabka Reer puntland ay aamin sanayeen in koobkan ay qaadi doonto Xulka Gobolka Nugaal oo difaacanayay lakiin ma dhicin midaas.

Xulka kubada Cagta haylaan oo aan Siweyn looga aqoon Puntland iyo Dalka ayaa isbaray shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa garoowe, kuwaa oo Ku fakirayay in ay joogaan Xiligii hanashada koobka, hase ahatee Waqtigii loogu gala galay ayaa Ku dhamaatay 2-2.

Waxaana lagu Kala baxay Rigoorayaal 4-3 ayaa waxaa Ku adkaaday Xulka Gobolka Haylaan oo markii ugu horreysay ku guuleystay koobla kubada Cagta gobolada Puntland.





Meeraysane.com



Related Items


Leave a comment