Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Muddo Kordhin U Samaysay Tageerada Soomaaliya

Tuesday August 31, 2021 - 13:35:34
0 Comments
267
Geneva

Kulan ay Yesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay u codeeyeen Muddo-kordhin loo sameeyey Hawlgalka Q/M ee Taageeradda Somalia.

Golaha Q/ Midoobe 15-ka Xubnood oo kamid ah waxaa ay isku raaceen in UNSOM muddo 9 bilood loogu kordhiyo xilli hawleedkooda oo ku sinaa Maanta 31-ka August ee sanadkan 2021-ka.

Go' aanka Golaha Ammaanka ee Q/M oo ay u codeeyeen xubno Tirsigiisu yahay 2592 waxaa xilli hawleedka cusub ee UNSOM ku ekaan doonaa bisha May 31-da ee sanadka soo socda ee 2022-ka.

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment