Dowlada Federalka Iyo Hay'ada FAO Oo LA Wada Hadlaya Nidaamka Shirwaynaha Cunta Aduunka

Thursday September 02, 2021 - 13:52:11
0 Comments
362
Muqdisho

Hey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada hadalkii ugu horeeyay ee loogu diyaar garoobayo Shir-weynaha Qaramada Midoobay ee bishaan looga hadlayo nidaamyada cuntada dunida.

Wada hadal hordhac ah ee ka bilaabmay gudaha dalka oo khuseeya heer gobol , heer Qaran iyo Hey’adda FAO,waxaa loo qorsheeyey in lagu qabto lix gobol,si gaba-gabada loo helo waddo loo maro wax ka qabashada caqabadaha nidaamka cuntada ee Soomaaliya.

Arinta wada hadalka ayaa la xiriira Nidaamka Cunnada Soomaaliya, oo ka billowday jubada-hoose,waxaa ujeedkHey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha Qaramada Midoobay ee bishaan looga hadlaayo nidaamyada cuntada dunida.

Wadahadaladaan hordhaca ah ee ka bilaabmay gudaha dalka oo khuseeya heer gobol , heer Qaran iyo Hey’adda FAO,waxaa loo qorsheeyey in lagu qabto lix gobol,si gabagabada loo helo waddo loo maro wax ka qabashada caqabadaha nidaamka cuntada ee Soomaaliya.

Wada-hadallada la xiriira Nidaamka Cunnada Soomaaliya, oo ka billowday jubada-hoose,waxaa ujeedku yahay in ka qeybgalayaashu ay fikrado ku biiriyaan shirweynaha Qaramada Midoobay ee looga hali doono caafimaad qabka cuntada. .

Shir -madaxeedka Qaramada Midoobay ee bishaan ka dhacaya magaalada New York ayaa la filayaa in looga hadlo Helidda nidaam cunto caafimaad leh, waara iyo hagaajinta nidaamyada cuntada ,si sanadka 2030  loo gaaro Yoolalka Horumarka la hiigsanaayo yahay in ka qeyb-galayaashu ay fikrado ku biiriyaan shirweynaha Q/Midoobay ee looga hali doono caafimaad qabka cuntada. .

Shir -madaxeedka Qaramada Midoobay ee bishaan ka dhacaya magaalada New York ayaa la filayaa in looga hadlo Helidda nidaam cunto caafimaad leh, waara iyo hagaajinta nidaamyada cuntada ,si sanadka 2030  loo gaaro Yoolalka Horumarka la hiigsanaayo

Related Items


Leave a comment