R/Wasaaraha Xukuumada Federalka Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Sirdoonka Qaranka

Monday September 06, 2021 - 11:36:48
0 Comments
324
Muqdisho


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.




Related Items


Leave a comment