Ciidamada Puntland Oo Xiray Wadooyinka Magaalada Galkacyo

Wednesday September 08, 2021 - 11:44:10
0 Comments
234
Galkacyo

Waxaa maanta Xirnaa isku socodka dadka iyo gaadiidka kadib markii ciidamada puntland at xirteen guud ahaan wadooyinka magaalada galkacyo.

Arintaas ayaa ka danbeeysay kadib Markii La Sheegay inuu imaanayo madaxweynaha dowlad goboleed puntland.

Waxaa guud ahaan istaagay Ganacsiga magaalada Galkacyo, iyadoo ay shaqo beleen boqolaal Ruux oo Ku dhaqan Galkacyo.

Sidoo kale waxaa xirnaashaha wadooyinka ay Saameyeen dadka Ka Shaqeeya Howlaha Caafimaadka iyo Bukaanadooda.

isku soo duu-duub Ciidamadu ma,ahayn kuwo u Tababaran Hab dhaqanka bulshada, iyagoona Cay iyo Gacan qaad isugu darayay bulshada Galkacyo.

Axmed Rajaa
Meeraysane.com
Galkacyo

Related Items


Leave a comment