Gudoomiyaha Aqalka Sare Iyo R/Wasaare Kuxigeenka Oo Soo Saaray Habraacyadii Xildhibaanada Waqooyi

Sunday September 19, 2021 - 20:42:13
0 Comments
233
Muqdisho


Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray hab raaca doorashada kuraasta Aqalka Sare.

Labada Hoggaamiye oo ah kuwa ugu sareeya doorashada gobolada Waqooyi ayaa sheegay in ay soo saari doonaan liiska Musharaxiinta Aqalka Sare dhawaan ayna ku wareejin doonaan guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed.







Related Items


Leave a comment