Wasaarada Gadiidka Oo Qabatay Kulan Looga Hadlayay Sidii Loo Hormarin Lahaa Gadiidka Hawada

Tuesday September 21, 2021 - 12:06:40
0 Comments
267
Muqdisho
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa Kulan ay so wada Agaasimeen Madaxda Sare ee Hay’adda Duulista Rayidka (HDRS).

Iyo Sidoo Kale Shirkadda VALAR ayaa ka qabsoomey xafiiska Agaasimaha Guud ee Hay’dda, Axmed macalin Axmed kulankaan oo looga hadlayay sidi loogu horumarin laha Amaanka Hawada Soomaaliya (DEVELOPMENT OF THE NATIONAL CIVIL AVIATION SECURITY) aya labada dhinac si wada jira uga doodeen sidii Amaanka hawada Soomaaliya loosi xoojin lahaa.

Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ayaa waxay wadaa dadaalo lagu hormarinayo Hawada Dalkeenna Soomaaliya sidii ay u noqon lahayd mid Amnigeeda sareeye waana mida keentay in maanta laga hadlo Amniga hawada Soomaaliya.

Related Items


Leave a comment