R/Wasaare Kuxigeenka Iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Liiska Musharixiinta Wuqooyi Gudoonsiiyay Rooble

Tuesday September 21, 2021 - 14:12:06
0 Comments
256
Muqdisho

R/ Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland) ka guddoomay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.


 


Related Items


Leave a comment