Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Oo Xariga Ka Jaray Xarunta Maxkamada Xaafada Bondheere

Wednesday September 22, 2021 - 13:38:26
0 Comments
480
Muqdisho

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan Baari, oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdi khadar Maxamed Xasan & Xubna kale ayaa Xariga ka jaray Xarunta Maxkamadda Boondheere ee Gobalka Banaadir.

Gudoomiyaha Maxkamadda Boondheere Maxamed Aadan Cismaan Ayaa ku shaqeyn doona Xarunta Maxkamadda Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir.

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Maxkamadda Gobalka Banaadir mudadii uu joogay Maxkamadda Racfaanka waxuu dib u furay Maxkamadda Degmada Shibis, Maxkamadda Degmada Kaxda iyo Maxkamada Degmada Boondheere.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment