Dhismaha Wadooyinka Gala Suuqa Gaalkacyo Oo Gaba-Gaba Ku Dhaw

Saturday September 25, 2021 - 13:57:07
0 Comments
284
Galkacyo

Qaybo kamid ah suuqa magaalada Galkacyo oo ay beryahaanba ka socotay dhisme wadooyin ayaa Maanta waxaa tagay Warbaahinta Meeraysane.com, inagoona Soo indha indheeynay wadooyinka gala Suuqa.

Goobaha Aan Booqanay ee Suuqa Galkacyo Aga-gaarka Baqaarada ayaan Taganay halkaasi oo ay Ku sugnayeen Ciidamada Police-ka Puntland.

Qaar kamid ah dadka Ku Ganacsada Suuqa ayaa Tilmaamay in Laga Shaqeeyay dhismaha wadooyinka Suuqa lakiin Aan La Ogolayn Wax Firshaan Laga dhisto.







Related Items


Leave a comment