Galmudug Oo Shaacisay 4-Kamid Ah Kuraasta Baarlamanka Federalka Soomaaliya

Tuesday January 25, 2022 - 14:05:21
0 Comments
50
Ahmed Rajaa
DHUUSAMAREEB
Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Dhuusamareeb.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment