Wasiirka Maaliyadda Federalka Soomaaliya Oo Ka Hadlay Sababta Keentay Inuu Waayay Xildhibaanimada Golaha Shacabka Dhagayso

Tuesday January 25, 2022 - 22:32:02
0 Comments
397
MUQDISHO

Wasiirka Maaliyadda federalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta shir ja’raaid ku qabtay Magaalada Muqdisho kaga hadlay sababta uu ku waayay kursiga xildhibaanimada dalka.


Wasiir Bayle ayaa sheegay in kursigiisa uu ku waayay arrimo badan oo ku saabsan howlaha miisaaniyda qaranka iska diiday in la musuq maasuqo doorashada iyo in qandaraas aan loo tartamin qof gaara la siiyo.


Wasiirka ayaa tilmaamay in howlaha Qaranka ay horay dad badan ugu kala dhinteen isagoo intaasi ku daray in kursiga ay u taalo beeshii lahayd.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment