Shirka Sannadkeedka Garsoorka Dalka Oo Manta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Wednesday January 26, 2022 - 14:38:52
0 Comments
417
MUQDISHO

Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka ayaa sannadkii afaraad la qabtay, iyadoo manta uu ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya, shirka ayaa waxaa ka qeyb-galaya dhamaan bahda Garsoorka dalka.


Furitaanka Shiraka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taliyayaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.


Shirkan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxa looga hadlay guulaha uu gaaray Garsoorka dalka iyo gaabisyada uu sameeyay sanadkii la soo dhaafay.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment