Gudiga Hirgelinta doorashooyinka Puntland Oo Shaacisay Doorasha 6-Kursi

Saturday January 29, 2022 - 16:21:48
0 Comments
368
Garoowe
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in 6-kursi ee la shaaciyay doorashadooda la bilaabi doono, diyaargarowgoodana uu socdo.


Related Items


Leave a comment