Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay R/Wasaaraha Ethopia

Sunday February 06, 2022 - 13:30:56
0 Comments
305
MUQDISHO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Ahmed.


Madaxweyne Farmaajo iyo Aby Ahmed ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga Labada Dowladood.


Gaar’ahaan dhinacyada amniga, ganacsiga, dhaqaalaha, deris wanaagga iyo horumarka iyo xaaladda guud ee Gobolka Geeska Afrika.

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment