5- Kamid Ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay Lagu Afduubtay Koofurta Dalka Yeman

Sunday February 13, 2022 - 20:47:20
0 Comments
306
YEMEN

Wararka ka imaanaya dalka yemen ayaa tilmaamaya in 5- kamid ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay lagu afduubtay koofurta Yeman, xilli ay kusii jeedeen magaalada Caden.


Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Russell Geikie ayaa sheegay in shan kamid ah howlwadeenadooda lagu afduubay gobolka Abyan ee konfurta dalkaasi Yeman.


Sargaalkaasi ayaa sheegay in hadda ku rajo weyn yihiin in maamulka degaanadaas ka taliya ay xorriyadooda dib ugu soo celiyaan shaqaalaha la afduubtay ee ka tirsan Qaramada Midoobay.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment