MUQDISHO
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta
doorashooyinka heer federaal mudane ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha
guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam, halka uu
xoghayihii hore mudane, Cabdishakuur Daa’uud Maxamed u magacaabay xubin ka mid
ah guddi hoosaadka hawlgalka doorashooyinka.
Leave a comment