Doorashada 7- Kamid Ah Kuraasta Soomaaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Thursday February 17, 2022 - 14:50:09
0 Comments
337
MUQDISHO

Waxaa iminka soo idlaatay doorashada 7-xildhibaan oo G/waqooyi ee Soomaaliland ku mateli doona Baarlamanka 11-aad ee federalka Soomaaliya.


Mudanayaasha maanta la doortay ayaa kala ah ,

1-Xildhibaan Cabdullaahi Cabdi Maxamed HOP# 264

2-Xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise…HOP# 212

3-Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed HOP#207

4-Xildhibaan Faadumo Ismaaciil Xuseen HOP# 242

5-Xildhibaan Sahra Yuusuf Cige, HOP# 258

6-Xildhibaan Caydaruus Saalax Yuusuf HOP# 224

7-Xildhibaan Nuuradiin Col-ujoog HOP# 246


Kuraasta xildhibaannada aqalka hoose ee maamulka Soomaaliland oo ka kooban 46- Kursi ayaa waxaa ka harsan oo keliya saddex kursi, kuwaas oo la filayo in maalmaha soo socda doorashadooda lagu qabto Magaalada Muqdisho.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment