Doorashada 5-Kamid Ah Kuraasta Beelaha Banaadiriga Oo Maanta lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Friday February 25, 2022 - 21:16:52
0 Comments
371
MUQDISHO

Doorasho maanta ka dhacday magaalada muqdisho ayaa kursiga 1-aad ee tirsigiisu yahay HOP#084 waxaa ku guuleystay Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji oo kamid noqday shacabka BJFS.


Kursiga labaad tirsigiisu yahay HOP#034 waxaa ku guuleysatay Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi oo kamid noqotay golaha shacabka BJFS.


Kursiga 3-aad ee tirsigiisu yahay HOP#105 waxaa ku guulaystay Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Cadde kamid noqday barlamaanka 11-aad.


Kursiga 4-aad tirsigiisu yahay HOP#265 waxaa ku guulaystay Maxamed Nuur Abuukar kadib dorasho maaanta ka dhacday muqdisho.


Kursiga 5-aad ee tirsigiisu yahay HOP#266 waxaa ku Guulaystay Xildhibaan Cumar Shariif Maxamed kadib doorasho maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.


Meeraysane.com

 


Related Items


Leave a comment