Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle Oo Shaaciyay Liiska 11-kursi oo Taala Magaalada Baladweyne

Saturday February 26, 2022 - 16:27:43
0 Comments
425
BALADWEYNE

Guddiga maamulka doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska 11-kursi oo ka mid ah kuraasta taala magaalada Baladweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Dhinaca kale, guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta u tartameysa xildhibaanada golaha shacabka oo beri oo axad ah doorashadooda lagu qaban doono magaalada Baladweyne.

Related Items


Leave a comment