Ra'iisul Wasaaraha XFS Oo La Kulmay Guddoomiyaha Arimaha Siyaasadda Iyo Nabadgelyada Ee Midowga Afrika

Sunday February 27, 2022 - 21:02:12
0 Comments
339
MUQDISHO

 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka.


Iyagoo ka wada hadlay kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka dalka.


Ciidamada AMISOM ayaa kaalin weyn ka qaata la dagaalanka Ururka Al-shabaab oo siweyn uga soo horjeeda Dowlada federalka iyo dalalka taageera.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment