R/Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Amaan Iyo Bogaadin U Jeediyay Qareennadii Kala Qayb-qaatay Guusha Badda

0
Wednesday October 13, 2021 - 22:17:33 in Wararka by Ahmed Rajaa
  • Visits: 10
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Amaan Iyo Bogaadin U Jeediyay Qareennadii Kala Qayb-qaatay Guusha Badda

    Naderland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naderland

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn kala qaatay difaaca baddeenna.

"Sharaf iyo farxad ayay noo hayd aniga iyo wefdigeyga aan hogaaminaayay in aan goobjoog ka noqonno ku dhawaaqista go’aankii Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee dacwadda baddeenna, taas oo guushu nagu raacday.


Waxaan mahad iyo ammaan u jeedinayaa qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn ku lahaa difaaca baddeenna, madaxda Qaranka oo u dhabar adeygay in guushan la gaadho. 

Shacabka Soomaaliyeed ee taageerada iyo ducada nagala garab joogay iyo cid kasta oo kaalin ku lahayd in aan xaqiijinno guushan aan xaqeena ku soo dhacsannay”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka.

Meeraysane.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


FACEBOOK