Ra'iisul Wasaaraha XFS Oo Kulamo Laqaatay Xildhibaanadii dhawaan La Doortay Ee beelaha Banaadiriga

Tuesday March 01, 2022 - 14:12:52
0 Comments
345
MUQDISHO

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaannada golaha Shacabka ee beelaha Banaadiriga ee dhawaan la doortay.


Iyo Sidoo kale guddiyada doorashooyinka SIEIT Banaadiriga, heer Federaal iyo Gudiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.


Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiyada doorahsooyinka heer Federaal, SIEIT Banaadiriga iyo Xallinta Khilaafaadka uga mahadceliyay habkii ay u maareeyeen doorashada kuraasta Banaadiriga ee dhawaan la soo gebogebeeyay qabsoomida doorashadooda.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment