Guddiga Doorashada Puntland Oo Shaaciyay Ergada Soo Xuleyso 16 kursi Ee Lagu Qabanaayo Magaalada Boosaaso

Wednesday March 02, 2022 - 14:25:26
0 Comments
340
BOSAASO

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi ee Deegaan doorashada labaad ee Puntland Boosaaso.

Qoraalka ka soo baxay guddiga ayaa lagu yiri Guddiga isaga oo fulinayo waajibaadka qaran iyo  heshiisyadii madasha qaranka sidoo kalena raacaya hab raacyadii Doorashada  2021-2022 ay soo gudbinayaan liiska Guddiyada xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashada labaad ee Magaalada Boosaaso.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment