Muxaadaro Ka Hadlaysa Qinanu Nafsi Oo Laga Buuxiyo Quluubta Qof Muslimka Ah

Friday March 04, 2022 - 00:23:50
0 Comments
381
XUSEN CALI JABUUTI

Jimce wanaagsan Asxaabta kala duwan ee booqata Webkeena Meeraysane.com waxaan idiin hayaa mid kamid ah muxaadarooyinka uu jeediyay Shiikh xuseen Cali jabuuti.


Muxaadaradaan ayaa saxiibayaal ka hadlaysa Qinanu nafsii, isagoo shiikha inoo soo qaadaya tusaalooyin badan si ay dadka wax ugu fahmaan.


Sidoo kale muxaadarada ayaa waxaa ku jirta in qofka islaamka ah uu Alle xasuusan yahay meel kasta oo uu joogo Cibaadadiisana uu taamyeelo markaas waxaa fududaanaya dan kasta oo Aduunyada uu ka lahaa.

 Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment